Safety & Prohibited Items
Ku kulma meel ammaan ah, hubi alaabta ka hor lacag-bixinta, hana dirin password, OTP ama xog bangi. 727marketplace ma qabato lacagta tooska ah ee buyer iyo seller.
Waxyaabaha mamnuuca ah
Hub, daroogo, dukumenti been-abuur ah, alaab la xaday, adeeg sharci-darro ah, khiyaano, iyo wax kasta oo waxyeello u geysan kara dadka ama sharciga jebinaya.