727727 Marketplace727 Marketplace

Ku saabsan 727 Marketplace

727marketplace waa marketplace loogu talagalay iibsiga, iibinta iyo wadaagista alaab bilaash ah. Lacagta buyer iyo seller-ka toos ayay u dhexaysaa marka laga reebo adeegyada promotion-ka ee platform-ka.

Who We Are

Waxaan nahay suuq bulsho oo isku xira iibsadayaasha iyo iibiyeyaasha si fudud, maxalli ah, laguna kalsoonaan karo.

Hadafkeenna

In qof walba loo fududeeyo inuu waxa uu hayo iibiyo, waxa uu u baahan yahay helo, fursadna ka abuuro deegaankiisa.

Himiladeenna

Inaan noqono marketplace-ka dijitaalka ah ee bulshooyinka Soomaaliyeed ugu kalsoonida iyo fududida badan meel kasta.